• 78467 visits
  • 239 articles
  • 9 hearts
  • 174 comments

DAARUSALAAM MUDUG OO LOO ANSIXIYEY CUSTOMKA KOOBAAD EE GANACSIGA U DHEXEEYA PUNTLAND IYO ETHIOPIA ... 05/03/2015

 


Goldogob oo laga wareejiyey Kastamka Puntland iyo Dawlad deeganka Ethopia.

Madaxweynaha Dowlada Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka wareejiyey goobtii horrey loogu qorsheeyey in la mariyo Kastam ay wadaagi doonaan Dowlad Deegaanka Somalida Ethiopia iyo Puntland, taas oo ahayd Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug.

Ilo madax banaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegey in Madaxweyne Gaas uu u weeciyey Kastamkaas oo lagu rajo weyn yahay in dhawaan la furo deegaanka Daaru-salaam oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Xukuumadii horre ee uu hogaaminayay Dr Faroole ayaa qorsheysay in la mariyo Kastamka Dowlad deegaanka Somalida Ethiopia ay la wadaagayaan Puntland Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug, walow wax laga bedelay arrintaas ka dib markii wada hadalo dhex mareen Madaxweyne Gaas iyo Dowlada Itoobiya.

Qaar ka mid ah dadka u dhashay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa arrintan si weyn uga carooday, kuwaas oo sheegey inay ka xun yihiin Isbedelka uu ku sameeyey qorshahaas Madaxweynaha Dowlada Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas).

Khamiistii lasoo dhaafey ayaa kulankii Gollaha Wasiirada Puntland ku yeesheen magaalo madaxda Garowe waxa lagu go,aamiyey in si deg deg leh loo furo Kastamka ka dhexeyn doono Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Puntland, Islamarkaana loo magacaabay Guddi heer wasiiro ah oo ka shaqeyn doona Arrintaas.

DAARUSALAAM MUDUG OO LOO ANSIXIYEY CUSTOMKA KOOBAAD EE GANACSIGA U DHEXEEYA PUNTLAND IYO ETHIOPIA ... 05/03/2015

 


Dowlada ethiopia iyo dowlad goboleedka puntland oo kala saxiixdey hashiis labo dhinac taaabanaya oo ay ku qorsheeyeen ineey u ansixiyaan xuduudka u dhexeeya puntland iyo ethiopia in customka ganacsiga oo si weyn loo wada sugayey la dhigo degmada daarusalaam oo dadka deegaankaas dagan run ahaantii ay ku bixiyeen wakhti, dadaal iyo juhdi intaba dabadeedna waa ay ku guuleysteeen hamigoodii waana wax rabbi subxaanahu watacaalaa looga mahdiyo intaas ka dib waxaan ku darayaa faahfaahin muhiim u ah ...

1:- waxaan intaas ku darayaa dowlada ethiopia oo hirgalisey hamigooda ku aadan wax wada qabsiga dowlad deegaanka puntland iyo dowlada ethiopia oo loo ansixiyey degmada daarusalaam ..
2:- customka oo la dhigey xadka labada magaalo eee kala ah ganbarey iyo daarusalaaam ..
3:- sidoo kale dowlada ethiopia oo sheegtey in xadku uu yahey foodyacade iyo ganbarey dhexdooda sidaas darteedna foodyacade iyo daarusalaam la isku darey inta u dhexeysana loo baahan yahey in la dago deegaankana la hormariyo iyo sidoo kale in maanta wixii ka danbeeya ay tahey foodyacade magaalo ka tirsan soomaaliya calanka soomaaliyana uu maanta ka babanayo waa ..
4:- waxaan intaas ku darayaa in ganacsatada u dhalatey deegaanka ay u istaagaan kuna soo dhiiradaan sidii ay u maal gashan lahaayeeen ugana faa'iideyn lahaayeeen dadkoooda iyo deegaankoodaba ...
5:- waxaa la joogaa wakhtigii run ahaantii looo istaagi lahaa hormarinta deegaaanka ...

waxaa intaas dheer hormarka deegaanka waa ineey u istaagaan dadka u dhashey lana hormariyaaa ...

aad baan ugu mahad celinayaa qof kasta oo fariintaan akhriya kuna dhiirada inuu hormariyo deeegaaankiisa ...

wasalaamu caleykum waraxmatulaaahi wabarakaatuhu ...

Ila qosol 09/10/2014

Play the video

 

funny videos ever ...

Waalo ... 09/10/2014

Play the video

 

bal ila daawada ............

D8E06697 F161 475D 9981 8E1B7770B99D HQ 01/10/2014

Play the video

 

Wooooooooooooooooooooooooow inaad iskaa u shaqeysato is better than inaaad canjeelo ka sugtid qof kale .... maan shaa allaaah madaxaaaga allaha raajiyo ....

ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 13 09 2014 14/09/2014

Play the video

 

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

NIN WAAALAN IGA DHEH ....

Heart Trembling Quran Recitation of 10 year old Bara'ah with Cancer.mp4 23/08/2014

Play the video

Sergej Evplov: Ukraine talent show, amazing 7yo kid 23/08/2014

Play the video

 

waa uu iga yaaabiyaye bal ila daawada asxaabta sharafta leh ...

Heart Trembling Quran Recitation of 10 year old Bara'ah with Cancer.mp4 23/03/2014

Play the video

 

A.s.c ila akhriya qisadaan aadka cajiibka u sidooo kale waxaa la socda vedio ah BARA'AH oo quraan akhrineysa ...

Bara'ah waa Gabar 10jir ah, dhameesayna Quraanka, waliba Tajwiid ku Darsatay.

Waalidiinteed waxay ahayeen Dhakhaatiir Sacuudiga u soo Guuray si u helaan Nolol Wanaagsan. Bara'ah waxay ahayd Gabar Caqli badan, Macalimiinteedu waxay u sheegeen inay Samayso Dugsi Sare ayadoo Da'eedu tahay 10sano.

Qoyskeedu waxay ahayeen Qoys yar isla markaasna Diinta aad u jecel.

Maalin maalimaha ka mid ah ayaa Hooyadeed waxay iska Dareentay Xanuun, Waxayna horay ka aaday Cusbitalka si ay isu Baarto.

Markiiba waxaa loo sheegay in Xanuunka Kansarka la yiraahdo ay Qabto waliba ay la soo Daahday.

Hooyadii Bara'ah waxay ku Fekertay sida ay Gabdheeda ugu sheegi lahayd, waxayna ku tiri:- Bara'ah janada ayaan galayaa waliba Adiga ayaa Sabab u Noqnaya Galitaanka janadayda, laakin waxaan kaa doonaya inaad Akhrisid Quraanka aad Xafidsanayd wuu ku Xafidayaa Aduunkan.

Gabadhii yarayd may Fahmin waxa ay Hooyadeed u sheegayso, Hooyadii waxa la geeyay Isbitaal si halkaas loogu Dabiibo, Gabadhii yaraydna markay Iskuulka ka Timaado ayay Hooyadeed soo mari jirtay si ay Quraan ugu Akhriso ilaa Galabtii inta Aabaha Gabdha Shaqada ka soo baxaayo.

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Dhakhtarkii Cusbitalka u yeeray Aabihii Bara'ah si ugu sheego in Xaalada Xaaskiisa ay ka soo Dartay, lana Rabo inuu Dhaqso ku soo gaaro.

Aabihii Bara'ah shaqada ayuu ka soo baxay waxa uu horay u soo maray Gabdhiisii, ka dibna Cusbitalka ayuu soo aaday.

Markii uu soo gaaray Isbitalka ayuu ku yiri Gabdhihisii:- Aabo Gaariga ku sii jir waan ku soo laabanayaa.

Aabihii oo ilmaynaya kana Walwalsan Xaaskiisa ayaa Wadada gaari Xawaare xoog u socda ku dhacay halkaas ayuuna ku Naf waayay waliba Gabdhiisa horteeda.

Gabdhii yarayd way Ooysay.

Geerida Aabahaas waxaa sababay ka Walwalida Xaaskiisa.

Shan Maalin kadib Hooyadii Bara'ah waxaa u yimi Malakul Mawtkii, halkaas ayayna Nafteedii ku Waysay.

Bara'ah waxay noqotay kaligeed.

Saaxibadii Aaboheed iyo Hooyadeed ayaa u Raadiyay Qoyskeedii oo markaas Wadanka Masar ku nool si ay u Hesho Taxadar gaar ah.

Maalmo ka dib Bara waxay Dareentay Xanuun isla kii Hooaydeed hayay oo kale ah sidoo kale waxa la geeyay Cusbitaal si loo Ogaado waxaa haya, Markiibana waxaa la Ogaaday in Gabdhan yar hayo Xanuunka Kansarka.

Waxaa taas ka sii Darnayd markii tiri:- Alxamdulilah, hada ayaan la Kulmayaa Waalidinteeyda.

Saaxiibadii, Familkii ku Hareersanaa oo dhan way la yaabeen Hadaalkaasi, marba marka Xigana, maba moodaysid Qof Xanuusan Degnaan iyo Farxad ayaa ka Muuqnaysay.

Waxaa maqlay Nin Sacuudiyaan ah oo Lacag leh, wuxuuna isku dayay inuu Caawiyo, waxaa uu u sii diray Dalka Ingiriiska si loola Tacaalo Xaalkeeda Caafimaad, laakin Kansarkii ayaa Gabdhii dhamaan Jirkeeda Saameeyay ilaa uu Maskaxda ka Gaaaray.

Bara marba marka Damaysa Farxad ayaa ka Muuqanaysay iyo Deganaan ilaa ay yaabeen Dhakhaatiirtii markaas Dabiibaysay.

Waxeey isku dayeen Dhakhaatiirtii Qaliino Maskaxda ah ku sameeyaan, isla Qalniinka Gudahiisa ayay Koomo gashay Walaasheen Bara'ah.

Ka hor inta aysan Koomada Gelin ayaa Kanaal Islaami ah Xiriir la sameeyeen oo ay ka Codsadeen in ay Qur'aanka Kariim ahaa ay aadka ugu Cod macaaneyd u Akhriso Videogan hoos yaala ayay Surat Saafat ku Akhrinaysaa, Bal ila Dhageysta.

(Bara'ah iyada iyo Waalidkeeda Ilaaheey Jannada haka Waraabiyo).

Videowgana waa kan ila Dhageyso walaal iyo waalidba, Bara'ah Codkeeda ayaa laga duubay, bal ila arag Sheekha TV-ga Fadhiya sida uu u Oynayo. Subxaanalaah...