DAARUSALAAM MUDUG OO LOO ANSIXIYEY CUSTOMKA KOOBAAD EE GANACSIGA U DHEXEEYA PUNTLAND IYO ETHIOPIA ...

 


Dowlada ethiopia iyo dowlad goboleedka puntland oo kala saxiixdey hashiis labo dhinac taaabanaya oo ay ku qorsheeyeen ineey u ansixiyaan xuduudka u dhexeeya puntland iyo ethiopia in customka ganacsiga oo si weyn loo wada sugayey la dhigo degmada daarusalaam oo dadka deegaankaas dagan run ahaantii ay ku bixiyeen wakhti, dadaal iyo juhdi intaba dabadeedna waa ay ku guuleysteeen hamigoodii waana wax rabbi subxaanahu watacaalaa looga mahdiyo intaas ka dib waxaan ku darayaa faahfaahin muhiim u ah ...

1:- waxaan intaas ku darayaa dowlada ethiopia oo hirgalisey hamigooda ku aadan wax wada qabsiga dowlad deegaanka puntland iyo dowlada ethiopia oo loo ansixiyey degmada daarusalaam ..
2:- customka oo la dhigey xadka labada magaalo eee kala ah ganbarey iyo daarusalaaam ..
3:- sidoo kale dowlada ethiopia oo sheegtey in xadku uu yahey foodyacade iyo ganbarey dhexdooda sidaas darteedna foodyacade iyo daarusalaam la isku darey inta u dhexeysana loo baahan yahey in la dago deegaankana la hormariyo iyo sidoo kale in maanta wixii ka danbeeya ay tahey foodyacade magaalo ka tirsan soomaaliya calanka soomaaliyana uu maanta ka babanayo waa ..
4:- waxaan intaas ku darayaa in ganacsatada u dhalatey deegaanka ay u istaagaan kuna soo dhiiradaan sidii ay u maal gashan lahaayeeen ugana faa'iideyn lahaayeeen dadkoooda iyo deegaankoodaba ...
5:- waxaa la joogaa wakhtigii run ahaantii looo istaagi lahaa hormarinta deegaaanka ...

waxaa intaas dheer hormarka deegaanka waa ineey u istaagaan dadka u dhashey lana hormariyaaa ...

aad baan ugu mahad celinayaa qof kasta oo fariintaan akhriya kuna dhiirada inuu hormariyo deeegaaankiisa ...

wasalaamu caleykum waraxmatulaaahi wabarakaatuhu ...

Leave a comment

We need to verify that you are not a robot generating spam.

See legal mentions

Don't forget that insults, racism, etc. are forbidden by Skyrock's 'General Terms of Use' and that you can be identified by your IP address (54.145.124.143) if someone makes a complaint.

Comments :

  • Visitor

    30/09/2017

    Hi, I’m Diane C. Brown.Thanks for sharing. I have gone through your articles. This really is just about the most essential post.
    Xukuumadii horre ee uu hogaaminayay Dr Faroole ayaa qorsheysay in la mariyo Kastamka Dowlad deegaanka Somalida Ethiopia ay la wadaagayaan Puntland Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug, walow wax laga bedelay arrintaas ka dib markii wada hadalo dhex mareen Madaxweyne Gaas iyo Dowlada Itoobiya. http://onedaytop.com/huge-numbers-seismic-tremors-mexico/

Report abuse