DAARUSALAAM MUDUG OO LOO ANSIXIYEY CUSTOMKA KOOBAAD EE GANACSIGA U DHEXEEYA PUNTLAND IYO ETHIOPIA ...

 


Goldogob oo laga wareejiyey Kastamka Puntland iyo Dawlad deeganka Ethopia.

Madaxweynaha Dowlada Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka wareejiyey goobtii horrey loogu qorsheeyey in la mariyo Kastam ay wadaagi doonaan Dowlad Deegaanka Somalida Ethiopia iyo Puntland, taas oo ahayd Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug.

Ilo madax banaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegey in Madaxweyne Gaas uu u weeciyey Kastamkaas oo lagu rajo weyn yahay in dhawaan la furo deegaanka Daaru-salaam oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Xukuumadii horre ee uu hogaaminayay Dr Faroole ayaa qorsheysay in la mariyo Kastamka Dowlad deegaanka Somalida Ethiopia ay la wadaagayaan Puntland Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug, walow wax laga bedelay arrintaas ka dib markii wada hadalo dhex mareen Madaxweyne Gaas iyo Dowlada Itoobiya.

Qaar ka mid ah dadka u dhashay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa arrintan si weyn uga carooday, kuwaas oo sheegey inay ka xun yihiin Isbedelka uu ku sameeyey qorshahaas Madaxweynaha Dowlada Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas).

Khamiistii lasoo dhaafey ayaa kulankii Gollaha Wasiirada Puntland ku yeesheen magaalo madaxda Garowe waxa lagu go,aamiyey in si deg deg leh loo furo Kastamka ka dhexeyn doono Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Puntland, Islamarkaana loo magacaabay Guddi heer wasiiro ah oo ka shaqeyn doona Arrintaas.

Leave a comment

We need to verify that you are not a robot generating spam.

See legal mentions

Don't forget that insults, racism, etc. are forbidden by Skyrock's 'General Terms of Use' and that you can be identified by your IP address (54.145.124.143) if someone makes a complaint.

Comments :

  • Visitor

    30/08/2017

    Hi, I'm Diane C. Brown I have gone through your blog creating tips. It's very helpful.Ilo madax banaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegey in Madaxweyne Gaas uu u weeciyey Kastamkaas oo lagu rajo weyn yahay in dhawaan la furo deegaanka Daaru-salaam oo ka tirsan Gobolka Mudug. http://onedaytop.com/horrible-secret-behind-one-90s-best-pop-songs/

  • browndianec32

    06/06/2017

    Your tips is very effective. That's why You are now fine and a good Goldogob oo laga wareejiyey Kastamka Puntland iyo Dawlad deeganka Ethopia. Qaar ka mid ah dadka u dhashay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa arrintan si weyn uga carooday,

  • radyodinle

    18/05/2017

    good men.

  • juliezuo

    14/04/2017

    Comment écouter Netease Cloud Music en dehors de la Chine: http://bit.ly/2p2VYMp

  • juliezuo

    07/04/2017

    Comment regarder FOX NOW depuis la France: http://bit.ly/2nkcSp4

  • juliezuo

    02/04/2017

    Comment débloquer YouTube sur tous les appareils: http://bit.ly/2nmH4LF

  • juliezuo

    24/03/2017

    Débloquer et regarder France 2 depuis l'étranger: http://bit.ly/2nC5kh0

Report abuse